Qeexid
Wax buda ka dhigid.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax buda ka dhigid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg daqiiji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax kasta oo aad loo shiido; budo.
Qeexid Xigta: Sarreen aad loo shiiday; bur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld daqiiqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Waqti hal saac ah oo lixdan meelood loo qaybshay middood. ld daqiiqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Ib, dalool iwm dareere ka keenid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka dh.: jir nafley dhiig ka keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Makiinadda bunka lagu shiido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaqiiji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]