Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Wax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof)."
"(-amay, -antay; -ami) Wax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof)."
Wadaag:
Wax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m.dh
Wadaag:
Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid.
m.l
Wadaag:
Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm).
Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
f.mg1
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la dardaray noqosho. ld berberan1, derderan1.
f.mg1
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
Wax aan foojignayn noqosho (nafley).
Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
f.mg1
Wadaag:
Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yeelayo dhimashadiisa kaddib.
Ballan uu dhaafo qof tegayo oo ku saabsan sida laga yeelayo reerkiisa inta uu maqanyahay.
m.l
Wadaag:
Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo.
ld dalqamid. ld dulqan1.
m.l
Wadaag:
D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa.
ld daandaamid.
m.l
Wadaag: