Qeexid

"Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo."

Qeexid Kale

In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.

Qeexid Xigta

Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dar oo kali ah:
  • Siyaasiyiintan ayaa ku nuuxnuuxsaday in loo baahanyahay in xarumaha waxbarasho ay la tacaalaan sidii ay ilmaha u bari lahaayeen inay ka taxadaraan waxyaabaha ay ku kacayaan.
  • Waxay Ahayd Maalin Wacan Oo Wacdarro Lahayd adrid (R/Madrid.