Qeexid
"(f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid."
Qeexid Kale
(f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin.
Qeexid Xigta
(f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid.