Qeexid

"ld daraaso, diraaso."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daraasad oo kali ah:
  • Waa arrin farxad u ah dadka afka Soomaaliga ku hadla, iyo kuwa u hanweynaaba, in ay helaan daraasad aad u heer sarraysa oo afka Soomaaliga qiimihiisa lagu muujinayo inay maanta soo gudboonaato.
  • Wasiirka cusub oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu marka hore daraasad ku samayn doono, hawlaha wasaaradaasi, ka dibna uu wada tashi ka samayn doono, sidii loo horumarin lahaa, qorshaha iyo shaqada wasaaradaasi.