Qeexid

"D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo."

Qeexid Xigta

D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine