Qeexid
"Sariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow."
"Sariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow."
Wadaag:
D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo.
D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.
m.l
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag:
Meesha wax ugu baallaysa.
Labada kobood ee casaamka ah ee derinta dacalladeeda lagu tolo middood.
m.l
Wadaag:
(dii.) Qof dhintay iil gelin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(daray, m.dh) Geed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay.
m.l
Wadaag:
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Arrin si dhab ah u faaleyn.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m.dh
Wadaag:
Qolka fadhiga ee guriga.
Barxadda guriga hortiisa ku taal.
m.dh
Wadaag:
Cudur halis ah sambabada idaha ku dhaca oo diif iyo qufac badan leh.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan2.
f.mg1
Wadaag:
Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee quruxda loogu talagalay.
ld darib.
m.dh
Wadaag:
Wax karti badan ahaansho (qof).
Wax dhibaato badan ahaansho.
Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan3.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: