Qeexid
/mg2 Laadid (kubbadda cagta).
[-deeyay, -daysay]
darbadeeeeyay
darbadeeaysay
f.g/mg2 Laadid (kubbadda cagta).
Fal / verb
Gudbe / transitive
m.dh
Qeexid: Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda.
Qeexid Xigta: Xumad badan.
Qeexid Kale: ld darbo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Maro darxad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg darbadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Qeexid: Wax diyaar ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aleel lagu qurxiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Kubbad si xoog leh u laadid.
Qeexid Xigta: Khayaano faa'iido weyn ku helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Maro weyn, adag oo baabuurta aqallada iwm roobka looga dado; shiraaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg darbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Nafley daawo ku mudid. ld cirbadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: ld irbadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dabadeed fk. ld dabo1.
m.f.dh
Qeexid: eeg darbo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Darab qaadasho.
Qeexid Xigta: U d.: qof hawl isu diyaarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld derbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado.
Qeexid Xigta: Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg darban. ld darbanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Maanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]