Qeexid

"U d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socota."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dardaarweri oo kali ah:
  • Waxa kale oo maansadiisii beryahaa xuddun u ahaa kalgacalkii uu u qabay hablihii Soomaaliyeed, isagoo isla markaa na u dardaarwerinayay hablihii qotida ahaa ee uu la noolaa.