Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
dardar1
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dardar oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `dardar`
dardar
Qeexid
Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar2, berber2, derder3.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dardar
Qeexid
Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar.
Jiiridda wax la jiiro.
D. ah: dhabbe aad loo maro.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dar
Qeexid
D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm.
D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.fk
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dar
Qeexid
Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo.
Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo.
In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dar
Qeexid
(f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid.
(f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid.
(f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
daardaar
Qeexid
Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid.
Maagid; juqjuqayn; daandaansi.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
daardaar
Qeexid
ld daardaarid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dardaran
Qeexid
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la dardaray noqosho. ld berberan1, derderan1.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-rantay)
Wadaag:
dardarid
Qeexid
ld barbarid, berberid, dardar1, derder1, derderid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dardaran
Qeexid
Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan2, derderan2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dardarmid
Qeexid
ld berbermid, derdermid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
darar
Qeexid
Caano badan oo candho xoolaad ku yaal.
ld dararid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dardarsan
Qeexid
(-amay, -antay; -ami) Isku d.: qof gabow, naxdiin iwm awgood, wax la garan waayey noqosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-antay)
Wadaag:
darar
Qeexid
Neef xoolo ah candhadiisa caano badan ka muuqasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dardaaran
Qeexid
Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ballamid.
Qof tegaya sida reerkiisa laga yeelayo ka ballamid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dardaaran
Qeexid
Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yeelayo dhimashadiisa kaddib.
Ballan uu dhaafo qof tegayo oo ku saabsan sida laga yeelayo reerkiisa inta uu maqanyahay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dardarnaan
Qeexid
ld barbarnaan, barbarnaansho, berbernaan dardarnaansho m.l/dh ld dardarnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dardho
Qeexid
Dhaxan badan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dardho
Qeexid
Dhaxan aad u badan la gariirid (nafley).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dawdar
Qeexid
ld dowddar1; dawdarid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: