Qeexid
"(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
[-fay, -ftay]
dardhaaf2 ay
dardhaaf2 tay
f.g"(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid."
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
Wadaag:
U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
m.l
Wadaag:
Dar biyo ka badan ku shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.
m.l
Wadaag:
Wax aan la koobi karin noqosho.
Wax qiyaastoodii dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
Ceel, biyo ka gurid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn.
Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dhaxan aad u badan la gariirid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
(f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
(f.mg) Cid waalasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: