Qeexid
"Dar biyo ka badan ku shubid."
[-iyay, -isay]
dardhaaf yay
dardhaaf say
f.g2"Dar biyo ka badan ku shubid."
Wadaag:
U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid.
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) Wax meel ka gudbin.
(f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin.
(f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin.
Is dh.: wax isku dhafid.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhaxan aad u badan la gariirid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Qof xajka gudanaya kacbada ku warwareejin. ld dawaafsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Warqad sharciyaysan oo hal dal mar lagu geli karo lagagana soo noqon karo.
m.l
Wadaag:
Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin.
Wax khaldid.
Cid waalid. 4. Jirro qof haysay mid kale ku wareejin iyada oo sixir la adeegsanaayo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: