Qeexid
"Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley)."
[-snaa, -snayd]
dardhaysan naa
dardhaysan nayd
f.mg4"Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley)."
Wadaag:
Wax dhalliilo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax darxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Isku d.: qof gabow, naxdiin iwm awgood, wax la garan waayey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax dandarro hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dacdarro hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid.
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Dar biyo ka badan ku shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la danabeeyey ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof dacar haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: