Qeexid
"Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed."
Qeexid Kale
Tuhun; shaki.
Qeexid Xigta
War dhiilo leh.
"Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed."
Tuhun; shaki.
War dhiilo leh.
Wadaag:
Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho.
Wax tuhmid.
f.mg1
Wadaag:
Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax, wax dareemay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid, xog ka maqnayd garansiin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (c.nafl.)Xidhmo nudo ah oo ka kooban miiqaq darenwade iyo nudo tiiriya, kuwaas oo ku dhex xidhan kiish ah nudo isku xidhayaal. Dareenwadayaashu waxay ku xidhaan habdhiska dareenwadka dhexe orgaannada iyo nudaha jidhka.
m.l
Wadaag:
Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah.
Xididdada nafleyda ee isku xira xangullaha iyo maskaxda.
ld dareemo.
m.l
Wadaag:
Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto.
Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
m.l
Wadaag:
Hoore si aan kala go' lahayn u socosho.
Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin.
Hilib dareerin ka dhigid.
Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
m.l
Wadaag:
Caws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gammaanka, geelu jecelyihiin. ld dareeme (3), dureeme, dureemo.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Cod muujinaya hadlaha shucuurtiisa sida yaab, naxdin farxad iwm. Tus. “Ba'a!”, “Alla hayow!”.
m.l
Wadaag: