Qeexid
"(-nayaal, m.l/dh) (xis.) D. tirada tibxaheedu ay yihiin makoobane ama aan jirin jibix ay susuntu ku dhammaato."
"(-nayaal, m.l/dh) (xis.) D. tirada tibxaheedu ay yihiin makoobane ama aan jirin jibix ay susuntu ku dhammaato."
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (xis.) D. tirada tibxaheedu ay koobanyihiin ama ay jirto tibix susuntu ay ku dhammaato.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Wadarta tibxaha ee susun. Guud ahaan, waa tibaax leh sansaanka ah x1 + x2 + x3 + x4 +... taas oo x1 ay yihiin tirooyin maanagal ah ama murakab ah (series).
m.dh
Wadaag:
ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin.
Hilib dareerin ka dhigid.
Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Cudur ku dhaca soohyada haya ilkaha, sida: cirridka iyo lafta. Waxaa keena baktiiriyada huurada ilkaha; malax ayaa cirridka fariisata ilkuhuna salka ayay ka bololaan. Ereyga “Pyorrhoea” wuxu noqon karaa malax meel jirka ka mid ah ka dareerta markaas ereyga “Cirrid” ayaa laga reebaya waxay noqoneysaa malax-dareer af soomaaliga.
m.dh
Wadaag:
(xis.) D. tirada tibxaha ay yihiin makoobane.
m.dh
Wadaag:
(xis.) D. saamiga u dhexeeya tibix kasta iyo tan ka horeysa uu yahay madoorsoome.
m.dh
Wadaag:
(xis.) D. oo wadarta dhammaan tibxaha ka dambeeya tibixda n aad aan dhinmin marka ay n-korodho.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Dareerin dhacaan ku jira meel jirka ka mid ah sida biyaha isgoosyada xubnaha gala ama malax ama kaadi qof kaadi ku dhagtay.
m.dh
Wadaag:
(xis.) D. tibxaheedu ay sammeeyaan susun aritmatig.
m.dh
Wadaag:
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
m.l
Wadaag:
Hoore si aan kala go' lahayn u socosho.
Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
dareerka dhiigga m.l (c.nafl) Milanka ka soo hara markuu dhiig xargago. Seeramku waxay u dhigantaa balasmada, laakiin waxa ka maqan borotein la yiraahdo fibrinogen iyo walax kale oo hab hawleedka xargagidda loo isticmaalay.
Wadaag:
Lafta dheer ee dhabarka.
Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.
m.dh
Wadaag:
Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: