Qeexid
"ld dareerin1."
"ld dareerin1."
Wadaag:
(daaw.) Dareerin dhacaan ku jira meel jirka ka mid ah sida biyaha isgoosyada xubnaha gala ama malax ama kaadi qof kaadi ku dhagtay.
m.dh
Wadaag:
ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin.
Hilib dareerin ka dhigid.
Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(xis.) Wadarta tibxaha ee susun. Guud ahaan, waa tibaax leh sansaanka ah x1 + x2 + x3 + x4 +... taas oo x1 ay yihiin tirooyin maanagal ah ama murakab ah (series).
m.dh
Wadaag:
Hoore si aan kala go' lahayn u socosho.
Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
m.l
Wadaag:
dareerka dhiigga m.l (c.nafl) Milanka ka soo hara markuu dhiig xargago. Seeramku waxay u dhigantaa balasmada, laakiin waxa ka maqan borotein la yiraahdo fibrinogen iyo walax kale oo hab hawleedka xargagidda loo isticmaalay.
Wadaag:
Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Lafta dheer ee dhabarka.
Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.
m.dh
Wadaag:
Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-syo/-rsaan, m.dh) Dad degsiimada is xiga oo isu dhaw.
m.l
Wadaag:
Hal geeddi (xarig) oo raar, derin, haan iwm la sameeyo.
Dersi, cashar iwm.
ld meerin.
m.l
Wadaag:
Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah.
Xididdada nafleyda ee isku xira xangullaha iyo maskaxda.
ld dareemo.
m.l
Wadaag:
Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho.
Wax tuhmid.
f.mg1
Wadaag:
Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed.
War dhiilo leh.
Tuhun; shaki.
m.l
Wadaag:
Caws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gammaanka, geelu jecelyihiin. ld dareeme (3), dureeme, dureemo.
m.dh
Wadaag: