Qeexid
"eeg dareerso. ld dareersad, dureersad, dureersasho."
"eeg dareerso. ld dareersad, dureersad, dureersasho."
Wadaag:
Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg dawarso. ld dawarsad, dawarsi, dewersad, dewersasho, dewersi.
m.f.dh
Wadaag:
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
m.l
Wadaag:
Hoore si aan kala go' lahayn u socosho.
Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin.
Hilib dareerin ka dhigid.
Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg darrayso. ld darraysad, darraysi, tarraysad, tarraysasho, tarra darraysi m.l ld darraysasho.
m.f.dh
Wadaag:
Lafta dheer ee dhabarka.
Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.
m.dh
Wadaag: