Qeexid

"Lafta dheer ee dhabarka."

Qeexid Xigta

Meesha godan, sanka hoostiisa ku beegan ee bishinta sare kala barta.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dareerto oo kali ah:
  • "Dowladu waa mid magac keliya wadata ee balse aan waxtar lahayn, waayo waxaa laga siiyaa dhaqaalahan faraha badan ee lagu takri-falyo xoogaa yar oo sandareerto ah" ayuu yiri Prof.