Qeexid
"Hilibka geela intiisa baruurta leh. ld darab2 (2)."
"Hilibka geela intiisa baruurta leh. ld darab2 (2)."
Wadaag:
Caws adag oo gaaban oo ka baxa meelaha qoyaanka joogtada ah leh, ris; guxud.
Ceel biyo badan oo mar kasta buuxa.
ld darid.
m.l
Wadaag:
Neef xoola ah nafaqo uu ku dararo siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waddo yar oo dadka iyo xooluhu qaadaan.
Bayd faal oo afartiisa hagood tahay min hal.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Jameeco wadaaddo ah, leh maamul, digri iyo ducooyin u gaar ah, kuna abtirsata shiikh weyn.
m.dh
Wadaag:
ld barbarid, berberid, dardar1, derder1, derderid.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid.
(f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid.
(f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm.
D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad.
m.dh.fk
Wadaag:
Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo.
Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo.
In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.
m.l
Wadaag:
Laf, wax la dariiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meesha wax ugu baallaysa.
Labada kobood ee casaamka ah ee derinta dacalladeeda lagu tolo middood.
m.l
Wadaag:
Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: