Qeexid
"eeg darmi."
"eeg darmi."
Wadaag:
Ku d.: wax, wax kale ku biirid.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Laba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan1, dersin.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Koor boodaanta ka yar, aleelkana ka weyn.
m.dh
Wadaag:
Midab guduud oo madow xigeen ah oo xooluhu yeeshaan.
ld darmasho.
m.l
Wadaag:
Ubad fardood oo dheddig.
Qof dumar ah oo qaba mingis.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid.
(f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid.
(f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm.
D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad.
m.dh.fk
Wadaag: