Qeexid
Hadal tira badan oo aan micna lahayn. ld darooryaan1.
Hadal tira badan oo aan micna lahayn. ld darooryaan1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-ryay, -riday; -ryi) Ku hadlid hadal aan micno lahayn. ld darooryaan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Biyo meel sare fadhiya ka daadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld darooryaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg darroori.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg darroor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Darmooyin casaan ah oo guryaha derbiyadooda lagu qurxiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo oommanmeel biyo leh u kaxayn.
Qeexid Xigta: Hoos u dhigid.
Qeexid Kale: Qof hurda riyo wax ku tusid; qof seexin.4. Wax wax kale ku libdhin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Derbiyada guryaha casaan ku qurxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay
Qeexid: ld daroori2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daroori1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Garoor ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Aqal, biyo kor ka soo deyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka b.: qof baroor ka keenid.
Qeexid Xigta: Meseggo aan geedkii ku bislaan goyn. ld baroorsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si maroor ah wax u wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo.
Qeexid Xigta: Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho.
Qeexid Xigta: Ku d.: qof, qof kale u guurin.
Qeexid Kale: Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg daroof2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld darooryid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xarig siriq leh xoog u dhufasho si uu u guntamo.
Qeexid Xigta: Cinjir, xarig, iwm isku ururin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]