Qeexid
"ld daroori1."
"ld daroori1."
Wadaag:
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan1, diryaan1, diyaan1.
m.l
Wadaag:
(-ryay, -riday; -ryi) Ku hadlid hadal aan micno lahayn. ld darooryaan2.
f.mg1
Wadaag:
Hadal tira badan oo aan micna lahayn. ld darooryaan1.
m.l
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m.dh
Wadaag:
Darmooyin casaan ah oo guryaha derbiyadooda lagu qurxiyo.
m.l.kh
Wadaag:
D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa.
ld daandaamid.
m.l
Wadaag:
Derbiyada guryaha casaan ku qurxin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Deriskunool dhuuban, dheer, cad, oo caloosha nafleyda qaarkeed ku nool.
m.l.u
Wadaag:
Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
ld dabbaanid.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la dardaray noqosho. ld berberan1, derderan1.
f.mg1
Wadaag: