Qeexid
"Cid tababbarid."
[-bay, -btay]
darrib ay
darrib tay
f.g1"Cid tababbarid."
Wadaag:
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
m.dh
Wadaag:
(-raabay, -rawday; -raabi) ld darrow2 darraysad m.l ld darraysasho.
f.g1
Wadaag:
Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.
m.l
Wadaag:
Wax quursasho.
U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw2.
f.g1
Wadaag:
Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo.
Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo.
In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.
m.l
Wadaag:
Biyo meel sare fadhiya ka daadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm.
D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad.
m.dh.fk
Wadaag:
Diif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur.
m.dh
Wadaag:
Timaha darro marsasho. ld tarrayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid.
(f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid.
(f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax dacdarro la kulmay noqosho.
f.mg1
Wadaag: