Qeexid

"Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darroor oo kali ah:
  • Balse waxa jira warar tibaaxaya in ay ergo ka gurmatay magaalada Burco u sii jeedaan degaanka mashaqadu ka dhacay ee Darroor, si u kala dhexgalaan dhinacyada iska-horimaadku dhexmaray.
  • Kuraas duulaysa iyo madaxyo darrooraya, shalay iyo Nayroobi baa loo ogaa.