Qeexid

"Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo."

Qeexid Xigta

Midab barobaro cadcad ah oo xoolaha qaarkood yeeshaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine