Qeexid

Cir, daruur yeelasho.

Qeexid Kale

Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho.

Qeexid Xigta

Meel naq leh u guurid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daruurayso oo kali ah:
  • Sidoo kale, wuxuu sheegay in DF ay ka go'an tahay dib u soo celinta sharciga iyo amaanka Somalia, sidoo kalena ay gaashaanka u daruurayso Al-shabaab kooxaha kale ee ay gacanta k helayso, balse ay caalamka uga baahan yihiin kaalmo degdeg ah.