Qeexid

Neef daruuro gelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daruuree oo kali ah:
  • Markii gumeystahii reer Yurub wadanka ku soo duuleen 1894 kii,waxaa ay reer Dayniile gaashaanka u daruureen in Talyaani ama Engriis uu qabsado degmadooda.