Qeexid

"D. ah: wax nolosha aanay ka maarmin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daruuri oo kali ah:
  • Daruurihii sida buuraha cirka is-tuulyey ee beri beryaha ka mid ah roobabkoodu qofka cabsi ku ridi jireen uu isagoo kurbanaya boholo meeshii ugu dhow nafta kula roori jirey, ayuu sida murjiska ka dhex baxay isagoo wuxuu doono usoo fuulay.
  • Magaalada Muqdisho oo ah Caasumada Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan dhibaatooyin dhinaca nolosha, waxaana sare u kacay qiimaha raashinkii qutul daruuriga.