Qeexid
"Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid."
Qeexid Xigta
U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid.
[-iyay, -isay]
daruuri2 yay
daruuri2 say
f.g2"Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid."
U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid.
Wadaag:
(-ro, m.l) Caad biyo xambaarsan oo cirka iyo dhulka dhexdooda heehaaba.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) (fiis.) Dhibco yaryar oo biyo ah oo ka samaysmay uumi-bax biyood oo galay gibilka, ka dibna ku qaboobay meel joog sare leh oo dhulka dushiisa. Uumi-baxa biyuhu wuxuu ka yimaadaa, harooyinka, webiyada iwm.
m.dh
Wadaag:
Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo.
Midab barobaro cadcad ah oo xoolaha qaarkood yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Kabo, laammo iwm sarjiyadooda tolmo lagu qurxinayo u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kabo, maro iwm liid qurxan ku tolasho.
f.g3
-ray, -rtay
Wadaag:
Cir, daruur yeelasho.
Meel naq leh u guurid.
Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-ryay, -riday; -ryi) Ku hadlid hadal aan micno lahayn. ld darooryaan2.
f.mg1
Wadaag:
(-ro .., m.l) (c.cimi) Nooc daruur hoose ah oo ka kooban lakab iskumid ah, oo la moodo dhado dhulka kor uga kacday.
m.dh
Wadaag:
(-ryo ..., m.dh) (c.cimi.) Daruur ka samaysanta dhinaca dugaalka ah ee buurta ama figta gunburta.
m.l
Wadaag: