Qeexid

"Siriqda loo yeelo xarig wax lagu qabanayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daruuro oo kali ah:
  • Cirka waxaa ku hilnaa daruuro gibillo waaweyn ah oo xagga koofureed haddaayay ka soo gurmay, laakiin markaas la moodey in aysan soconayn oo ayaga oo heego ah isku gudbey afarta goonyood idilkood.
  • Jawiga magaalada Cadaado ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl badan midna aan lahayn, qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.