Qeexid
"Maro darxad u yeelid."
[-deeyay, -daysay]
darxade eeyay
darxade aysay
f.g2"Maro darxad u yeelid."
Wadaag:
/mg2 Laadid (kubbadda cagta).
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Kubbad si xoog leh u laadid.
Khayaano faa'iido weyn ku helid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Qof, si xushmad iyo qaddarin ku jirto ula dhaqmid. ld derejee.
f.g2
-jeeyay, -jeysay
Wadaag:
dee fk. Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.
Wadaag:
Wax darxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: