"ld darxumaysasho."
Wadaag:
Wax darxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wax darxumo la kulmid.
f.mg3
-stay, -satay
ld darxumaysasho.
m.l
eeg darxumayso. ld darxumaysad, darxumaysi.
m.f.dh
eeg darxumee.
eeg darxumaysan. ld darxumaysnaansho.
/dh ld darxumays naan.
ld darxumo.
m.dh
Xaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.
f.g2
-meeyay, -maysay
ld danaysasho.
ld rumaysasho.
ld tarsad.
(-do, m.l) Tarash; xiddo.
ld qumanyaysasho.
ld daxalaysasho.
ld cayuumaysasho.
ld faarumaysasho.
ld kalluumaysasho.
ld daraaso, diraaso.