Qeexid

"Xaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga darxumo oo kali ah:
  • Haddii uu dalkagii Soomaaliya nabad ahaan lahaa, xoogagga halkaas isku dilayana dayn lahaayeen dagaallada, caqligoodana adeegsan lahaayeen, darxumooyinkana ka dayn lahaayeen dadka Soomaaliyeed, markaas gudaha dalka ayaan joogi lahaa, oo ku ciidi lahaa.
  • Marka la isku soo wada duubo waxa kale oo qaaradda dhibaatooyin aan la soo koobayn ku hayay muddo dheer dagaalo, cudurada faafa, abaaro, dhaqaalo xumo iyo darxumo wayn oo ragaadiyay dadka reer Afrika.