Qeexid

"Waxtar; kaalmo; taageero; gargaar."

Qeexid Xigta

ld daryaalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daryeel oo kali ah:
  • Dhinaca kalena aqoon iswaydaarsi ku saabsan daryeelka iyo daawaynta xoolaha ayaa shalay lagu soo gebagebeeyey xafiiska NGO-ga wadaniga ah ee ADO ku leeyahay Boorame.
  • Hawsha daryeelka degaanku waxa ay u baahan tahay in si aan waxyeelo u lahayn loo isticmaalo Badaha, biyaha kale ee ku jira dhulka, dhul-beereedka, bannaanka, buuraha, kaymaha, daaqa, kalluumaysiga iwm.