Qeexid
"(-yo, m.dh) (juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa."
"(-yo, m.dh) (juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa."
Wadaag:
Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw2.
f.mg1
-aabay, -awday
Wadaag:
(-raabay, -rawday; -raabi) ld darrow2 darraysad m.l ld darraysasho.
f.g1
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag:
Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro.
Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
m.l
Wadaag: