Qeexid

"Khad."

Qeexid Kale

Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.

Qeexid Xigta

Weelka khadda lagu shubto.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawaad oo kali ah:
  • Ratigii dawaadlaba hadduu, dumarku heeryeeyo Inkasta oo rar dooriyo culays, lagu dandaansiiyo Hayin kaama kala daadiyee, qaalin baa dida’e.