Qeexid
"Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso."
[-saday, -satay]
dawaans aday
dawaans atay
f.g3"Cid wehel ka dhigasho. ld tawaanso."
Wadaag:
Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
f.g3
-sady, -satay
Wadaag:
eeg dawaanso. ld dawaansad, dawaansi, tawaansad, tawaansasho
m.f.dh
Wadaag:
Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Khad.
Weelka khadda lagu shubto.
Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
m.dh
Wadaag:
Wax wareega sida garangarta.
Makiinad dharka lagu tolo.
Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
m.l
Wadaag:
dawaali fk. D. ...u: si toos ah, si aan gabbasho lahayn. Tus. “Waxaan doonayay dawaali ayuu u diiday”.
Wadaag:
Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo.
Socod badan oo warwareeg ku jiro.
ld dawaafid.
m.l
Wadaag:
Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn.
Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Weel buuxsasho.
(f.mg) Gaadiid biyo meel fog uga doonasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Nooc shabaagta ka mid ah oo libaax badeedka lagu dabo.
m.dh
Wadaag:
Qof xajka gudanaya kacbada ku warwareejin. ld dawaafsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Ninka dharka tola ama fasila. ld dawaarwale.
m.l
Wadaag: