Qeexid

"Wax wareega sida garangarta."

Qeexid Kale

Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.

Qeexid Xigta

Makiinad dharka lagu tolo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine