Qeexid

Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya.

Qeexid Xigta

Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo1 (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine