Qeexid

"ld dawakhid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawakh oo kali ah:
  • Ciyaartoyga Arsenal ee Kanu oo la dhakafaarsan dawakhaadii koobkii adduunka adduunka iyo dhaawacii gaadhay oo ka reebay kulankii ugu dambeeyay ee xulkiisu la yeeshay England.
  • Iyaguba isma guursadaan…dhaldhalaalkan adduunyo ee ay dhabta moodday iyagu dawakhaad baabay ka sii qaadaan, noloshaba quus bay ka joogaan.