Qeexid
"Qof madax wareer hayo ahaansho."
[-naa, -nayd]
dawakhsan aa
dawakhsan ayd
f.mg4"Qof madax wareer hayo ahaansho."
Wadaag:
Qof, madax wareer ku ridid. ld dawikhi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Madax wareer dartiis wax la kala garan waayid.
f.mg1
-khay, -khday
Wadaag:
Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro.
Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
m.l
Wadaag:
Wax raabakhay ahaansho (qalab).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid.
(f.g) Markab ama doon washirid.
(f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Khad.
Weelka khadda lagu shubto.
Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
m.dh
Wadaag:
Wax wareega sida garangarta.
Makiinad dharka lagu tolo.
Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
m.l
Wadaag:
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: