Qeexid
"eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin."
"eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin."
Wadaag:
Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid.
(f.g) Markab ama doon washirid.
(f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro.
Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
m.l
Wadaag:
Khad.
Weelka khadda lagu shubto.
Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
m.dh
Wadaag: