Qeexid
"Ku d.: qof, cid kale gaf ku samayn."
[-ooday, -ootay]
dawdarro oday
dawdarro otay
f.mg3"Ku d.: qof, cid kale gaf ku samayn."
Wadaag:
Isku d.: koox dad ah dhexgelid.
ld dowddar2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Biyo meel sare fadhiya ka daadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
m.dh
Wadaag:
Ku dh.: cid dhabdarro kula kicid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
eeg dawdaran. ld dawdarnaansho, dawdarni, dawdarno.
m.f.dh
Wadaag:
Caano, biyo iwm si dhaqso leh u cabbid.
Hal si dhaqso leh u lisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.
m.l
Wadaag:
D. ah: qof been badan oo muujiya karti uusan lahayn.
m.l
Wadaag:
Wax quursasho.
U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw2.
f.g1
Wadaag: