[-iyay, -isay]
dawikh yay
dawikh say
"ld dawakhi."
Wadaag:
ld dawakhid.
m.dh
ld dawakhin.
Qof, madax wareer ku ridid. ld dawikhi.
f.g2
-iyay, -isay
Wax meel fog u gudbin.
eeg dawi. ld dawis.
m.f.dh
ld dawin.
m.l
eeg dawax.
eeg dawakhi. ld dawikhin.
ld dawakh1, dawikhid.
ld dawaco.
(-yo, m.dh) (juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa.
Ceelal badan oo isku meel ku yaalla.
Waddo, dariiq; jid.
Wax habboon ama xaq ah. ld dow.