Qeexid

"ld dowli1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dawli oo kali ah:
  • Tallaabadani waxay ka horjoogsatay shirkado iyo dad badan oo rabay in ay maalgashi ku sameeyo Somaliland, Sidoo kale waxay wiiqday awooddii dawliga ahayd, taasi oo hoos dhac weyn ku keentay sumcadii dibada dadka iyo dalkaba.
  • Xaaladda xilligaa lagu jiray oo u baahnayd in la qabto hawlo badan oo ka horreeya aqoonsiga Somaliland, sida hubka-dhigista, dhismaha nidaamka dawliga ah iyo in Somaliland la gaadhsiiyo jawi ay dunidu ku qanci karto in la aqoonsado.