Qeexid
"(-ooyin suuxinta, m.l) (daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid."

Wadaag:
Nafley wax miyir beelay ka dhigid.
Nafley daawo dareenka ka qaadda ku durid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: