Qeexid
"Bir ama xadiid sulub, daxal yeelasho."
[-stay, -satay]
daxalays tay
daxalays atay
f.mg3"Bir ama xadiid sulub, daxal yeelasho."
Wadaag:
Qof, wax uusan lahayn xalaalaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dheeh cillaan guduud ah oo birta iyo xadiid-sulubka ku dul samaysma marka ay biyuhu la falgalaan maaddadooda; mirir.
m.l
Wadaag:
Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho.
Hanti dad kale leeyahay isasiin.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof, dan u gaar ah fushasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Si dhaqaale ah u maamulasho.
Wax tashiilid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Timaha darro marsasho. ld tarrayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(daaw.) Malax yeelasho (nabar). Majaajillo samayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Cir, daruur yeelasho.
Meel naq leh u guurid.
Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: