Qeexid
"(fiis.) Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm."
"(fiis.) Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm."
Wadaag:
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan1, diryaan1, diyaan1.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan2, diryaan2, diyaan2.
f.mg1
Wadaag:
(-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Gammaan ama awr aad u daalid.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Tabardarro awgeed dhicdhicid.
f.g1
Wadaag:
Ubad fardood oo dheddig.
Qof dumar ah oo qaba mingis.
m.dh
Wadaag:
Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
m.dh
Wadaag:
Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.
Caddo.
m.l
Wadaag:
eeg dayacsan. ld dayacnaansho, dayacsanaan, dayacsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Faras ciyid.
Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax aan foojignayn ahaansho (nafley).
Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan2.
f.mg1
Wadaag: