Qeexid
"Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin."
Qeexid Xigta
Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
[-ray, -rtay]
dayactir2 ay
dayactir2 tay
f.g1"Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin."
Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
Wadaag:
Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen.
Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
m.l
Wadaag:
Wax la dayactiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac2.
f.g1
Wadaag:
Wax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.
f.mg1
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.
Caddo.
m.l
Wadaag:
eeg dayacsan. ld dayacnaansho, dayacsanaan, dayacsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
(fiis.) Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
m.l
Wadaag:
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan1, diryaan1, diyaan1.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan2, diryaan2, diyaan2.
f.mg1
Wadaag: