Qeexid
"/dh ld dayactirnaan."
"/dh ld dayactirnaan."
Wadaag:
Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen.
Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
m.l
Wadaag:
Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin.
Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
cartirnaansho, catireysnaan, catireysn catirnaansho m.l/dh ld catirnaan.
Wadaag: